DAAWO;-Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Soo Laba Kaclaynta Covid19 Iyo Tirada Dad Ugeeriyooday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Soo Laba Kaclaynta Covid19 Iyo Tirada Dad Ugeeriyooday
March 13, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Maamulka gbolka togdheer ayaa ka hadlay laba kaclaynta xanuunka coronavuris ee gobolka togdheer iyo tirade dad ugeeriyoody maalmihii udanbeeyay

Sidoo kale maamulka gobolka togdheer ayaa awaamiir la xidhiidha xanuunka coronavirus udiray bulshada ku dhaqan gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS