DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Kaadh Qaadashadu. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Kaadh Qaadashadu.
March 31, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa kormeer indho indho ah kusoo maray goobaha ay ka socoto kaadh qaadashadu ee gobolka gabiley oo ay maanta ka bilaabantay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS