|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ehelada Wiil Ku Xidhan Hargaysa Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad, Dhaawacyo Loo Gaystay Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
March 17, 2021 - Written by Editor:“Wasiir Kuxigeenka Arimaha Guduhu Wuxu Nagu Yidhi, Maxaa Saxaafada Indiin Geeyay Orda Aanu Sii Daynee Madaxwaynaha Iyo Inankiisa Soo Raali Galiya”Siciid Maxamuud Gahayr HARGAYSA(W,N)-Ehelada Aadan Xuseen Xaashi oo mudo kuxidhan magaaada hargaysa ayaa faah faahin ka bixiyay xadhigiisa,cida xidhay iyo waxa dhexmaray wiil uu madaxwayne biixi dhalay oo amray xadhigiisa. Sidoo kale ehelada wiilka xidhan ayaa sheegay in inankooda gacan lagula kacay ismarkaana ay arintiisa goob jog uhaayeen taliyaha saldhiga ku yaala magaalada hargaysa. Dhanka kale ehelada wiilka xidhan ayaa sheegay shakhsiyaad inankooda jidhdil ugaystay oo la socday wiilka uu dhalay madaxwayne muuse biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:War-saxaafadeed ; Xisbiga Kulmiye Oo ka Hadlay Safarka Hogaanka Xisbiga Iyo Khasaarha Shil Gaadhi Oo... “Wadahadal Madaxwaynaha Iyo Xukuumaddu Ka Maqan Yihiin, Cidda Iyadu Farmaajo La Gelaysaa Waa Ayo? Ya... Murashaxa Madaxweynaha Ee XISBIGA WADDANI Iyo Sidii Looggu Soo Dhaweeyey Degmooyinka Sayla, Ball... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|