DAAWO;-Barnaamijka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Soo Bandhigtay Gaadiid Tiro Badan Oo Ay Soo Iibsatay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamijka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Soo Bandhigtay Gaadiid Tiro Badan Oo Ay Soo Iibsatay.
March 10, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Dawlada Hoose ee DEgmada Gabiley ayaa dhawaan soo bandhigtay gaadiid tirp badan oo ay soo iibsatay kuwaasi oo ka hawlgali doono adeegyada kala duwan ee ay bulshada uqabato.

Waxaana munasibad ay dawlada hoose kusoo bandhigtay gaadiidka iyo doorka ay ka qaadan doonto horumarka ay maamulka degmada gabiley ka wadaan guud ahaan gobolka iyo bilicda magaalada ka hadlay maayarka magaalada gabiley xoghayaha dawlada hoose iyo masuuliyiinkale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS