DAAWO;-Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Wasaarada Waxbarashada Ka Difaacay Dhaliilo Uga Yimid Dhigiisa Xisbiga Wadani,
March 12, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye cabdinasir buuni ayaa xukuumada iyo wasaarada waxbarashada ka difaacay eedo uu usoo jeediyay afhayeenka xisbiga wadani barkhad batuun