|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Wajaale Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Maxamuud Aw Daahair Oo Katirsanaa Bahda Dhaqanka Jsl.
March 8, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Alle ha,unaxariiste waxaa maanta Magaalada Wajaale aas qaran loogu sameeyay Marxuum Caaqil Maxamuud Aw Daahir oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada hargaysa kaasi oo kamid ahaa bahda dhaqanka ee gobolka gabiley. Waxaana Aaska marxuumka ka qaybgalay maamulka gabiley,ka wajaale, madaxdhaqameed iyo guud ahaan shacabka gobolka gabiley. Waxgaradka ,maasuliyiinta iyo badi dadkii ka hadlay aaska marxuumka ayaa ka waramay doorkii uu ku lahaa dhaqanka iyo isku xidhka bulshada isagoo qoyskii uu ka baxay iyo guud ahaan shacabka gabiley ka tacsiyadeeyay geeridiisa, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Koomiinshanka Doorashoyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Baarlamanku Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Oo Fariin Digniin Ah U Direy Saddexda Xisbi Qaran, Kana Hadlay Qaab... Xukuumada Oo Xabsiga Utaxaabtay Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Iyo Xogaha Laga Helayo Cida Ka Danbays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|