|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xil Axmed Xaashi Oo Katirsanaa Golaha Guurtida Jsl.
March 23, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle Ha,Unaxariistee waxaa maanta Magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay marxuum Xildhibaan axmed xaashi cabdi oo ku geeriyooday dalka turkiga Maydkiisa la keen dalka maantana lagu aasay xabaalaha magaalada hargaysa ee baqiic. Waxaana aaska marxuum xildhibaan axmed ka qaybgalay masuuliyiin katirsan xukuumada xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan caasimada hargaysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:FALANQAYNTA;Haddii Uu Madaxweyne Biixi Raysal Wasaare Abiy Ku Marti Qaaday Hargeysa Dhaawac Intee L... Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Sheegay In Doorashada Golaha Wakiiladu Xiligeedii Qabsoomayso “Waxaa La Gaadhay Wakhtigii La Muujin Lahaa Damaca Reer Gabiley Ka Leeyihiin Kulmiye, Gabileyna Iyad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|