“Barigii Hore Gabiley Waxaanu Kasoo Gali Jirnay Daaqada, Maantase Waxaa Muuqata In Aad Albaabkii Furteen” Gudomiye Cirro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Barigii Hore Gabiley Waxaanu Kasoo Gali Jirnay Daaqada, Maantase Waxaa Muuqata In Aad Albaabkii Furteen” Gudomiye Cirro.
March 4, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi  “Cirro” oo khudbad ka jeediyay Munaasibadii shaacinta musharaxa golaha wakiilada Maxamed Cabdilaahi bookh iyo laba musharax oo usharaxan golaha Deegaanka gabiley ee kala ah Abwaan Cabdi Cali Xirsi Iyo Cabdisalaan sheikh ismaaciil xasan ayaa sheegay in ay farxad Wayn utahay soo dhawaynta iyo qalbiga furan ee uu kala kulmay shacabka reer gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS