|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay In Uu Shaqada Ka Joojiyay Iskuduwayaasha Wasaaradaha Qaar Oo Aan Kasoo Xaadirin Shir Loogu Yeedhay.
March 17, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo manta shir layeeshay iskuduwayaasha wasaaradaha dawlada ee gobolka ayaa sheegay in uu shaqada ka joojinayo xubnihii iskuduwayaasha ahaa ee kazoo xaadiri waayay shirkan oo lagaga hadlay xaalada xanuunka coronavirus ee dalka kusoo laba kacleeyay. Sidoo kale Badhasaabka gobolka gabiley ayaa masuuliyiinta haayadaha dawlada ee ka maqnaaday shirkan ugu hanjabay in uu xafiisyadana ka xidhi doono. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Fadeexad Diblomaasiyadeed Oo Dul Hoganaysa Ergayga Midowga yurub Ee Gobalka Geeska Afrika Iyo Lacag ... Madaxweynaha Jsl Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka Jabuuti Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo ... Michael Rubin Oo Markale Isbarbar-dhig Ku Sameeyay Siday U Kala Horreeyaan Somaliland Iyo Soomaaliy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|