Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay In Uu Shaqada Ka Joojiyay Iskuduwayaasha Wasaaradaha Qaar Oo Aan Kasoo Xaadirin Shir Loogu Yeedhay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay In Uu Shaqada Ka Joojiyay Iskuduwayaasha Wasaaradaha Qaar Oo Aan Kasoo Xaadirin Shir Loogu Yeedhay.
March 17, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo manta shir layeeshay iskuduwayaasha wasaaradaha dawlada ee gobolka ayaa sheegay in uu shaqada ka joojinayo xubnihii iskuduwayaasha ahaa ee kazoo xaadiri waayay shirkan oo lagaga hadlay xaalada xanuunka coronavirus ee dalka kusoo laba kacleeyay.

Sidoo kale Badhasaabka gobolka gabiley ayaa masuuliyiinta haayadaha dawlada ee ka maqnaaday shirkan ugu hanjabay in uu xafiisyadana ka xidhi doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS