|
|||||
WAJAALE NEWS
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Fasaxay Isticmaalka 50 Dollar Oo Dhawaan ay Joojiyeen.
March 28, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Baanka dhexe ee Somaliland aaa fasaxay isticmaalka 50dollar oo ay hore ujoojiyeen kadib markii sheegen in lacag foojari ahi dalka soo gashay Maamulka baanka dhexe ayaa manta si rasmi ah ufasaxay isticmaalka 50dollar. HALKAN KA AKHRI WAREEGTA KASOO BAXDAY BAANKA DHEXE;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|