|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anigu Noqon Maayo Maayirkii Facebook-ga, Balse Waxaan Ahay Maayirkii Danyarta,Oo Garanaya Halkuu Codkiisu Yaalo”Soltelco.
March 4, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo markale usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa oo la hadlayay bulshada ku ganacsata suuqa gobonimo ayaa sheegay in aanu ahayn maayarkii facebookga oo xusay in ay rag facebookga maayarka ahi jiraan oo halkaasi codka raadinaya balse uu yahay maayarkii danyarta islamarkaana garanaya halkii codkiisu yaalo Sidoo kale maayar soltelco ayaa sheegay in uu codka ku doonaya wixii uu qabtay mudadii uu maayarka ahaa wixii dhimana uu doonaya in uu qabto. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Masuul Katirsan Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo ka Warbixiyay Shir Uu Kaga Qaybgalay Dalka Ja... Abwaan Daaha Gaas oo Ka Hadley Sababta Ay Fanaaninta Somaliland U Tagaan Muqdisho iyo Hadimoyinka Xu... DAAWO ; Wasiir Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ka Tirsan Oo Caadaystay Aflagaadaynta Shacabka Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|