|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anigu Noqon Maayo Maayirkii Facebook-ga, Balse Waxaan Ahay Maayirkii Danyarta,Oo Garanaya Halkuu Codkiisu Yaalo”Soltelco.
March 4, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo markale usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa oo la hadlayay bulshada ku ganacsata suuqa gobonimo ayaa sheegay in aanu ahayn maayarkii facebookga oo xusay in ay rag facebookga maayarka ahi jiraan oo halkaasi codka raadinaya balse uu yahay maayarkii danyarta islamarkaana garanaya halkii codkiisu yaalo Sidoo kale maayar soltelco ayaa sheegay in uu codka ku doonaya wixii uu qabtay mudadii uu maayarka ahaa wixii dhimana uu doonaya in uu qabto. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaal... Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Prof Cali Khaliif Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wa... Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Iska Difaacay Eedaymo Uu Hore Ugu Soo Jeediyay Xisbiga Mucaradka ah Ee Wada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|