Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Si Qaawan Uweeraray Dhigiisa Wadani, Sheegayna In Aanu Nabad Ku Tagay Xaafada Daami. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Si Qaawan Uweeraray Dhigiisa Wadani, Sheegayna In Aanu Nabad Ku Tagay Xaafada Daami.
March 31, 2021 - Written by Editor:

“Xaafada Daami Nabad Ku Tagi Maysid, Goorta Uu Ciidanka Somaliland Noqday Budhcad Wax Qafaasha Adiga Ayaa Caddayn Doona”Afhayeenka Kulmiye.

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga kulmiye cabdinaasir buuni oo ah masuul ku cusub siyaasada iyo kumiye ayaa siqaawan uweeraray asxaabta qaranka gudoomiye faysal iyo afhayeenka wadani barkhad jaamac batuun isagoo sheegay in ay aflagaadeeyeen ciidamada iyo madaxwaynaha

Sidoo kale Afhayeen buuni ayaa barkhad jaamac batuun ugu hanjabay hadii cayday waayo halka ciidamadu ku noqdeen xisbi afraad in aanu nabad ku tagay xaafada daami

“Xaafada Daami Nabad Ku Tagi Maysid, Goorta Uu Ciidanka Somaliland Noqday Budhcad Wax Qafaasha Adiga Ayaa Caddayn Doona,afhayeen bashkax buuni.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS