“Xilka Lay Magacaabay Waa Xil Qaran Oo Xisbi, Beeruhuna Waa Shaqadaydii..” Musharax Shucayb. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xilka Lay Magacaabay Waa Xil Qaran Oo Xisbi, Beeruhuna Waa Shaqadaydii..” Musharax Shucayb.
February 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharax Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Ayaa Dareen Celiyay Xil Uu manta Umagacaabay Gudoomiyyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Umagacaabay Xoghayaha Beeraha Ee xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ee Ucid kaasi Oo siyaasi Shucayb Uga Sharaxan yahay Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex.

Sidoo kale Musharax Shucayb ayaa ka hadlay musharaxnimadiisa iyo taageerada uu ka haysto bulshada ku dhaqan gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS