|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Kulan Qado Ah La Qaatay Caruurta Lagu Xanaaneeyo Xarunta Dhaqan Celinta Ee Maxamed Mooge.
February 5, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada shaqo galinta iyo Arimaha bulshada somaliland ayaa kormeer ku tagay xarunta lagu xanaaneeyo caruurta darbi jiif ah ee maxamed mooge. Sidoo kale wasiirka ayaa kulan qado ah la qaatay caruurta aan waalid haysan ee lagu hayo xarunta maxamed mooge ee magaalada hargaysa kaasi oo ujeedada uu wasiirku tagay ay ahayd sidii loo dhiiri galin lahaa caruurta ku jirta xaruntan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madax Dhaqameedka Gobolka Gabiley oo Dhaliilo Culus u Soo jeediyay Madaxwayne ku xigeenka Jsl C/raxm... Hanti Dhowraha Guud Ee Somaaliya Oo Amar Culus Dul Dhigay Wasiirka Warfaafinta Somaaliya Cismaan Dub... Madaxwaynaha Jsl Oo kulan la qaatay Qaarkamid ah Aqoonyahanka iyo dhalinyarada koonfurta iyo bariga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|