|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Kulan Qado Ah La Qaatay Caruurta Lagu Xanaaneeyo Xarunta Dhaqan Celinta Ee Maxamed Mooge.
February 5, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada shaqo galinta iyo Arimaha bulshada somaliland ayaa kormeer ku tagay xarunta lagu xanaaneeyo caruurta darbi jiif ah ee maxamed mooge. Sidoo kale wasiirka ayaa kulan qado ah la qaatay caruurta aan waalid haysan ee lagu hayo xarunta maxamed mooge ee magaalada hargaysa kaasi oo ujeedada uu wasiirku tagay ay ahayd sidii loo dhiiri galin lahaa caruurta ku jirta xaruntan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ciidamadda RRU-da iyo Laanta Socdaalka oo Hargeysa ku qab qabtay kooxo looga shakisan yahay inay mal... Daawo:Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Safar ay Ugu Maqnaayeen Dalka Isu Taga Ima... Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumaddiisa Oo Kulan ay Yeesheen Kadib Soo Saaray Qoddobo La Xidhiidha Cidda L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|