Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Itoobiya Iyo Ujeedada Safarkooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Itoobiya Iyo Ujeedada Safarkooda!
February 8, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminyo wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland ayaa galabta safar ugu kicitimay ismaamulka somalida itoobiya waxaana wafti ka socday Somaliland xadka labada dale e wajaale kusoo dhaweeyy wasiirka ciyaaraha DDSI Oo faah faahin ka bixiyay ujeedada waftigan Somaliland utagayaan magaalada Jig jiga ee caasimada ismaamulka somalida.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS