|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Qareenada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha Ururka!
February 27, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudida qaban qaabada shirwaynaha 5aad ee ururka qareenada somaliland ee solla ayaa shaaciyay wakhtiga la qabanayo shirwaynaha ururka qareenada iyo goobta lagu qabanayo. Sidoo kale Gudoomiyihii ururka qareenada Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” Ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii islamarkaana uu hawlaha ururka ku wareejiyay gudida qaban qaabada shirwaynaha, Dhanka kale gudoomiyihii hore ee ururka qareenada ayaa shaaciyay in uu usharaxan yahay golaha wakiilada somaliland doorashada soo socota. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Siciid Cilmi Rooble Oo Ku Biiray Xubnaha Looga Gacan Haadiyay Qasriga Madaxtooyada Si Adagna ... Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Qaarkamid ah Madax-dhaqameedka Bariga Burco. DAAWO; Sh.Adam-Siiro Oo Muddo 5 Jimce ah Dalka Ka Maqnaa Iyo Waxyaabihii uu Kaga Hadlay Khudbadii Ji... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|