|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Abniga Labada Dal Ah.
February 18, 2021 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Wafti Uu Hogaaminayay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland oo uu Weheliyaan xeer ilaaliyaha guud ,badhasaabka gobolka salal iyo safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti ayaa heshiish dhinac iskaashiga abniga labada dal la sexeexday Taliyaha ciidanka booliska dalka jabuuti oo ay weheliyaan masuuliyin kale oo katirsan xukuumada dalka jabuti.
Waxaana Heshiishkan ay kala sexeexdeen Somaliland iyo jabuuti faah faahin ka bixiyay taliyaha ciidanka booliska jabuuti iyo taliyaha ciidanka booliska Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO;-Dhalinyaradii kasoo Qalin Jabisay Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gab... Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Iyo Arimo Xasaasiya Oo U... Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Ganaax Ay Xukuumadu Dul Dhigtay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|