“Reer Saaxil Way Iihiiliyeen Oo Maalintii Shirqool 14 Laysameeyay, Si Meesha Layga Saaro, Hadii Aan Jamaal Ii Iman Maan Soo Baxeen”Gudomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reer Saaxil Way Iihiiliyeen Oo Maalintii Shirqool 14 Laysameeyay, Si Meesha Layga Saaro, Hadii Aan Jamaal Ii Iman Maan Soo Baxeen”Gudomiye Faysal.
February 3, 2021 - Written by Editor:

Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo  Qiray Doorkii Uu Soo Bixista Xisbiga Ucid Ku Lahaa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen!

BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Fayal Cali waraabe oo ka hadlay munaasibad magaalada berbera loogu qabtay musharixiin xisbiga ucid ayaa ka markhaati ka kacay doorkii uu xisbiga ucid uu ku lahaa soo bixistiisa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo uu markii danbe banana kaga dhaqaaqay hankiisii Musharax madaxwaynena uu ka horyimid oo uu sheegay in aanu xisbiga Ucid soo baxeen wakhtigii la furay ururada oo uu sheegay in wakhtigaa xeer14 isaga loo sameeyay sidii daaqada looga saari lahaa xisbigiisa

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa bogaadiyay golaha guurtida oo meelmariyay iswaafajintii mudada uu komishanku ucayimaday in qabtaan doorashada golayaasha wakiilada iyo deegeenka isagoo go,aanka ay qaateen ku tilmaamay in Ilaahay waafajiyay dariiqa toosan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS