Midowga Musharixiinta Somaliya Oo Markale Ku Baaqay Banaan Baxyo Ka Dhan Ah Farmaajo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midowga Musharixiinta Somaliya Oo Markale Ku Baaqay Banaan Baxyo Ka Dhan Ah Farmaajo.
February 20, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W.N)-Midowga musharixiinta madaxwaynaha somaliya ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay magaalada muqdisho iyo falalkii uu  kula kacday madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday ee somaliya Farmaajo.

Sidoo kale midowga musharixiinta somaliya ayaa shaaciyay in ay sii wadayaan mudo haraadada lagaga soo horjeedo farmaajo

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS