Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Oo Sheegay In Aanay Marnaba Aqbalay Mudo Korodhsi Loo Sameeyo Xukuumada Farmaajo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Oo Sheegay In Aanay Marnaba Aqbalay Mudo Korodhsi Loo Sameeyo Xukuumada Farmaajo.
February 4, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif ayaa ka hadlay Khilaafka ka taagan doorashooynka Somaliya iyo shirka madaxda dawlada fadaraalka  somaliya iyo Maamul goboleedyada uga socda magaalada dhuusamareeb.

Sidoo kale Ex madaxwayne sheikh shariif ayaa sheegay in Saamilayda somaliya qaybo kamid ah laga qaybgali shirka Isagoo xusay sida shirka looga hor istaagay gudoomiyaha aqal Sare Cabdi xaashi oo isagu matalaya gobolada waqooyi oo uu Sheegay in madaxwayne farmaajo takooray gobolada waqooyi Dadka kazoo jeeda

Dhana kale ex madaxwayne sheikh shariif ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali doonin mudo kordhsin loo sameeyo xukuumada farmaajo oo wakhtigeedii dhamaaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS