Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Isku Xidha Burco, Oodwayne Iyo Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wadada Isku Xidha Burco, Oodwayne Iyo Hargaysa.
February 7, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada somaliand iyo xubno katirsan golaha wasiirada Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu dhagax  dhigayay dhismaha wadada isku xidha Hargaysa , Oodwayne Iyo burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS