“Madaxwaynaha Waxaanu Leenahay Jooji Faro Galinta Aad Ku Hayso Doorashada, Iyo Musharixiinta Beeshaada Kasoo Jeeda Ee Qaarna La Xidh Xidhay, Kuwo Kalena Loo Diiday….”Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynaha Waxaanu Leenahay Jooji Faro Galinta Aad Ku Hayso Doorashada, Iyo Musharixiinta Beeshaada Kasoo Jeeda Ee Qaarna La Xidh Xidhay, Kuwo Kalena Loo Diiday….”Gudoomiye Faysal.
February 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali Waraabe oo ka hadlay munaasibad uu xisbiga ucid ku aqbalay laba musharax oo wakiilada iyo deegaanka gobolka maroodi jeex oo ay soo xushay beesha Ayuub sheikh isaxaaq ayaa madaxwaynaha Somaliland muuse biixi ku eedeeyay in uu faro galin ku hayo doorashada gaar haan musharixiinta kazoo jeeda beeshiisa oo uu laba kamid ah  xidhay halka musharax kale oo xisbiga ucid katirsan loo diiday warqadii danbi la,aanta

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka digay faro galinta uu madaxwaynuhu ku hayo doorashada oo uu sheegay in halis laga dhaxli karo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS