|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maanta Gunnimadii Hargaysa Inaga Raacda Aynu Iska Maydhno, Oo Aan Soo Saarno Xildhibaan, Ilayn Ciise Muuse Toban Uma Qaybsami karee.” Xil, Siciid Cilmi
February 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo ka hadlay munaasibad lagu shaacinayay musharax golaha wakiilada gobolka maroodi jeex ug sharaxan beesha ciise muuse ayaa siwayn ula dardaarmay bulshada isagoo ugu baaqay in ay doortaan musharax yaasiin oo ay doorkan ka baxaan wixii lagu xaman jiray iyo kala qaybsanaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;; Related posts:Shirkad Garsoorka Maraykanka uga Cabatay LACAGO ay ku leedahay Somaliland oo aanay helin iyo Xukuuma... Somaliland: Xanuunka Covid_19 Oo Saddexdii Maalmood Ee U Dambeeyay Soo Ritay 86 Qof, Inta U Dhimatay... Mayerka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo Mareen Cusub Oo Ay Ka Hir Galisay Shirkada Dhism... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|