Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Sariimada Magaalada Oo Dib Udhis Iyo Habayn Lagu Samaynayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Sariimada Magaalada Oo Dib Udhis Iyo Habayn Lagu Samaynayo
February 6, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Badhasaabka gobolka gabiley iyo maamulka degmada tog wajaale ayaa dhagax dhigay sariimada magaalada wajaale oo dhisme casriya iyo dib uhabayn lagu samaynayo.

Sidoo kale waxaa munaasibadan dhagax dhiga sariimada ka qaybgalay haayadaha iyadu fulinaysa dhismaha sariimada

Dhanka dadwaynaha ku ganacsan jiray sariimada magaalada wajaale ayaa gudoomiyaha degmada wajaale ku amaanay sida uu wax ugu qabanayo iyo iyagoo markasta ka hela xafiiskiisa halka sariimadana uu ugu yimaado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS