|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sida loo Badalay Kaadhadhka Codbixinta Iyo Wakhtiga Ay Bilaabmayso.
February 11, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudidda doorashooyinka Somaliland ayaa war kazoo saaray kaadh qaadashada ,dadkii ay ka lumen sida loogu badalo iyo shuruudaha looga baahan yahay. Sidoo kale komishanka doorashooyinnka ayaa shaaciyay wakhtiga ay bilaabyso kaadh qaadasho iyo tirade goobaha laga qaadanayo Dhanka kale komshanka doorashooyinka ayaa umhad celiyay cidkasta oo ka qayb qaadatay diwaangalintii xukuumada iyo beesha caalamka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maamulka Gobolka Gabiley iyo Hay”adda World Vision oo Daah-furay Mashruuc Lagu Taakulaynayo Dadkii A... DAAWO; Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Xariirad Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Dhallinyaro Ciidanka ... DAAWO; “Bulshadeenu Waxay Doorbidaan Siyaasiga Ilkaha Qabow, Muusena Dadku Cirro Ayey Ka Doorbidaya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|