|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xil Muhiim Ah Umagacaabay Siyaasi Musharax Shucayb Maxamed Muuse.
February 8, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa xoghayaha beeraha ee xisbiga Ucid umagacaabay siyaasi shucayb maxamed muuse oo kamid ah musharixiinta usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex Siyaasi Shucayb Maxamed ayaa xilal kala duwan kazoo qaybtay xukuumadii axmed siilaanyo oo uu ahaa wasiirka wasaarada warshadaha iyo maayarka gabiley oo uu soo noqday isagoo kamid ah siyaasiyiinta dadayar ee saamayn ku leh gobolka gabiley kaasi oo hada wax wayn ka badali doona taageeradii uu xisbiga ucid ku lahaa gobolka gabiley. HALKAN KA AKHRI MAGACAABISTA GUDOMIYAHA FAYSAL EE XOGHAYAHA BEERAHA;
Related posts:DAAWO; “Madax-dhaqameedka Nabad Baa lagu Ogaa. Maaha Inay Nabadda Iyo Nolosha Ummadda Burburiyaan.”... Madaxweyne Biixi Oo Amray In La Joojiyo Baabuurta Vits Iyo Madaxweynaha Tanzania Oo Wasiiradiisa Ku ... Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa Oo Istaagay Iyo Khilaaf La Sheegay In Uu ka Dhex Curt... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|