Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Gudi Usaaray Kasoo Talo Bixinsa Iswaafajinta Mudo Kordhintii Golayaasha Iyo Wakhtiga Ay Ucayimeen Komishanku. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Gudi Usaaray Kasoo Talo Bixinsa Iswaafajinta Mudo Kordhintii Golayaasha Iyo Wakhtiga Ay Ucayimeen Komishanku.
February 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida oo fadhi aan caadi ahayn iskugu yimid manta ayaa laga hor akhriyay qoraal uuu usoo gudbiyay madaxwaynaha Somaliland oo la xidhiidha iswaafajinta mudo kordhintii ay hore usameeyeen golaha guurtidu iyo wakhtiga ay komishanka doorashooyinku ucayimeen qabsoomida doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiilada

Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa gudi usaaray kazoo talo bixinta iswaafajinta mudo korhdintii hore iyo wakhtiga ay komishanku ucayimeen qabsoomida doorashada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS