|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Cuna-qabatayn Ku soo Rogtay Qaar ka mida Madaxda Boqortooyada Sucuudiga.
February 27, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dhawaan ayay ahayd markii dawlada maraykanku shaaciyay cida amartay dilkii wariyihii sucuudiga udhashay ee lagu dilay dalka turka oo ay sheegeen in uu amray maxamed binu salmaan dhaxal sugaha boqortooyada sucuudiga Sidoo kale dawlada maraykanka ayaa sheegay in ay cunoqabatay dhinaca safarka kusoo rogayso qaarkamid ah madaxda dalka sucuudiga oo ay ku jiraan xubno qoyska reer boqor ah HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa Ayaa Damiyay Dab Qabsaday Guri Jiingad ah Oo ku Yaala Xaafad... DAAWO-ROODA AXMED YAASIN OO KA HADASHAY XADGUDUBKA LAGULA KACO SAXAAFADA MAXAYSE KA TIDHI SOCDAAL... Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Difaacay Qaranimada Somaliland Fariin Adagna U Diray Beesha Caa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|