Dawlada Itoobiya Oo Is Hor Taagtey Gargaarkii Loo Waday Gobolka Tigray Ee Wali Dagaaladu Ka Socdaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Is Hor Taagtey Gargaarkii Loo Waday Gobolka Tigray Ee Wali Dagaaladu Ka Socdaan.
February 2, 2021 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa hor istaagtay gargaar loo waday dadka ku tabaalaysan gobolka tigreey ee wali dagaaladu ka socdaan kaasi oo ay ku barakaceen boqolaal kun oo qoys

Gudoomiyaha haayada qaramada midoobay uqaabilsan gargaarka mini,aadnimo ayaa dawlada itoobiya ugu baaqay in ay ogalaato gargaaro   la gaadhsiiyo gobolka tigreey oo kumanaan barakace ku go,doonsan yihiin

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS