Daladda Sonsaf Oo Ka Hadashay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Xadhiga Laba Musharax Oo Xukuumadu Xidhay Iyo Saamaynta Doorashada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daladda Sonsaf Oo Ka Hadashay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Xadhiga Laba Musharax Oo Xukuumadu Xidhay Iyo Saamaynta Doorashada!
February 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Daladda ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf ayaa walaac ka muujiyay xadhiga ay xukuumada madaxwayne biixi kula kacday laba musharax oo xisbiga ucid katirsan

Sidoo kale dalada sonsaf ayaa ka digtay saamaynta ay doorashooyinka ku keenayso xadhiga labadan musharax oo hada ku xidhan jeelka madheera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS