Hargaysa(W.N)madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa sheegay inay Somaliland horumar ka gaadhay dhinaca ilaalinta xuquuqal insaanka,waxaanu sheegay inay dalal badan kaga horayso oo caalamka ah,waxaanu sidaasi ka sheegay Saylici mar uu dhinaca khadka onlineka kaga qayb galay shir caalami ah.
Halkan kaga bogo warkan