DAAWO;-Wasiir Faratoon Oo Shaaciyay In Uu Sharaxan Yahay Golaha Wakiilada Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Faratoon Oo Shaaciyay In Uu Sharaxan Yahay Golaha Wakiilada Iyo Sobobta!
February 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Prof yaasiin xiir faratoon ayaa manta si rasmi ah ushaaciyay in uu usharaxan yahay golaha wakiilada Somaliland doorashada soo socota kana sharaxan yahay gobolka sool.

Wasiir faratoon ayaa musharaxnimadiisa golaha wakiilada kaga dhawaaqay magaalada yagoori ee gobolka sool

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS