|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Jidka Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Burburay Iyo Dareenka Ay Ka Bixiyeen Wadayaasha Gaadiidku.
February 12, 2021 - Written by Editor:“Wasiir Cabdilaahi Abokor Wadooyinka Bariga Ayuunbuu Qabyaalad Ku Dhisaa, Xagana Masoo Eego”Dadwaynaha wajaale. WAJAALE(W,N)-Jidka isku xidha magaalooyinka kalabaydh iyo wajaale ee gobolka gabiley ayaa burburtay kaasi oo maalin walba Soboba shilal iyo isku dhac gaadiidka. Wadayaasha gaadiidka ukala goosha magaalooyinka iyo shacabka kud haqan deegaanada ayaa xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in ay dhisto wadadan oo halis badan ku haysa dad iyo hantiba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:"Tan Iyo Maalintii Xilka Loo Dhaariyay Madaxweyne Siilaanyo, Ma Jirto Warbixin Kaliya Oo Wax Wanaag ... Madaxwayne Kuxigeenka jsl Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Wasiirka Madaxtooyada Iyo Agaasimihii Hore Ee M... Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Wasaarada Gaashaandhiga Iyo Taliska Guud Ee Booliska COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|