|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ururka Qareenada Somaliland Oo Ka Hadlay Waaran Loo soo Jaray Qareeno Uhadlay Dadka Ka Cabanaya Wakaalada Biyaha Hargaysa.
February 15, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)-Ururka qareenada Somaliland oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa si adag uga horyimid waaran loosoo jaray qareeno dhawaan uhadlay dadka cabanaya wakaalada biyaha hargaysa kuwaasi oo lagu haysto maxaad dadka ugu hadlaysaan. Sidoo kale qareenadan ayaa ku hanjabay in ay shaqo joojin samayn doonaan hadii la hirgaliyo qabashada looyaradan bulshada uhadlay Dhanka kale ururka qareenada Somaliland ayaa xisbiyada mucaaridka ugu baaqay In ay ka hadlaan arinta oo cidkasta khatar ku ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Booqday Dadkii Dhaawacyadu Kasoo Gaadheen Rabshadihii Dhawaan Ka... Nasiib Darrada Haysata maamulkan Siilaanyo Waxa Weeye In Uu Wax Allaale iyo Waxii Codka Siiyey Ugu D... Hay’adda Qurbajoogga Somaliland Oo Jaalliyadaha JSL Ugu Baaqday Qabashada Xus Qarameedka 58aad Ee 26... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|