DAAWO;-Tartan Ciyaareed Kubada Cagta Ah Oo Ka Furmay Magaalada Wajaale . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Tartan Ciyaareed Kubada Cagta Ah Oo Ka Furmay Magaalada Wajaale .
February 14, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Tartan ciyaareed udhexeeyay ardayda dugsiga sare ee kaamil ciise ee magaalada tog wajaale ayaa galabta ka furtay garoonka magaalada kaasi oo uu soo qaban qaabiyay maamula dugsigu.

Furitaanka tartanka udhexeeya afar kooxood oo ardayda ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka degmada,gudoomiyaha waxbarashada iyo sportiga wajaale,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS