|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Muxumed Aw Cabdi Oo Sheegay In Ay Deegaankiisu Ku Hungoobeen Doorashadii Madaxwayne Biixi.
February 5, 2021 - Written by Editor:“Madaxwayne Muuse Biixi ,Wixii Aanu ka filaynay Deegaan-kayagu kamuu Helin” Siyaasi Muxumed Aw Cabdi HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Muxumed Aw Cabdi oo katirsan golaha dhexe ee xisbi xaakimka kulmiye Xilal kala duwan kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo kana mid ah siyaasiyiinta kazoo jeeda gobolka gabiley gaar ahaan deegaanka Allaybaday ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi aanay waxba uqaban deegaanka allaybaday xukuumadihii hore ay udhaameen balse nasiib daro aanay ka helin tacabkii ay galeen in uu madaxwayne noqdo. Sidoo kale siyaasi muxumed aw cabdi ayaa dhaliilay qaabta xisbi xaakimka kulmiye usocda oo hadaan wax laga badalin uu meesha ka bixi doono HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Kormeer Uu Kusameeyay Mashariicda Dawlada... DAAWO; Muj Xamarje Oo Shacabka Reer Salaxlay Ugu baaqay In Aanay Abtinimo Cod ku Bixinin Sheegayn... Daawo:Faadumo Siciid Oo Ka Sheekaysay Sheeko Fani ah Oo Ku Dhacday Xili ay Qurbaha Safar Ugu Baxday COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|