|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiin Utanaasulay Maayar Soltelco Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa.
February 4, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharixiin usharaxaan golaha deegaanka hargaysa ayaa utanaasulay maayarka caasimada cabdiraxmaan soltelco oo markale usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa. Munaasibada ay ku tanaasuleen laba musharax oo ay isku beel yihiin maayarka soltelco ayaa waxaa goob joog ahaa qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha kuwaasi oo soo dhaweeyay tanaasul ay sameeyeen laba musharax oo kala ah cabdirasaaq kildhi iyo Axmed Caalin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ;Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis oo Si Diiran loogu Soo Dhaweeyay Magaal... Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Roobab Duufaano Wato Oo Kusoo Waajahan Dalka Iyo Fariinta Ay Udi... Madaxweynaha Jsl Oo Kormeer Ku Sameeyey Dugsiga Sare Ee Qalax Iyo Bariishka Shariif Cali Ee Gudaha G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|