DAAWO;-Musharixiin Utanaasulay Maayar Soltelco Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiin Utanaasulay Maayar Soltelco Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa.
February 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharixiin usharaxaan golaha deegaanka hargaysa ayaa utanaasulay maayarka caasimada cabdiraxmaan soltelco oo markale usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa.

Munaasibada ay ku tanaasuleen laba musharax oo ay isku beel yihiin maayarka soltelco ayaa waxaa goob  joog ahaa qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha kuwaasi oo soo dhaweeyay tanaasul ay sameeyeen laba musharax oo kala ah cabdirasaaq kildhi iyo Axmed Caalin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS