DAAWO;-Musharax Xamse Khayre Oo Markale Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Waxka Qabto Cabashada Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharax Xamse Khayre Oo Markale Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Waxka Qabto Cabashada Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale.
February 19, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa Madaxwaynaha somaliland udiray fariimo isbarkan oo la xidhiidha ceel biyooda jabay oo  ku yaala gobolka Gabiley, cabashada kasoo yeedhay gaadiidley iyo muruq-maal ka Ee ka xoogsada khudaarta lagu kala wareejiyo  magaalada wajaale iyo dayaca wadada udhaxaysa arabsiyo iyo gabiley

Sidoo kale musharax xamse ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu hoos u eego bahda caafimaad ee k hawlgala xuduudka somaliland iyo itoobiya ee magaalada wajaale oo aan mudo 8bilood ah helin wax mushahar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS