DAAWO;-Munaasibada Shaacin Musharax Yaxye Araarse Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibada Shaacin Musharax Yaxye Araarse Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
February 6, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Munaasibad lagu shaacinayay  Musharax Yaxye Araarse oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex ayaa lagu qabtay magaalaada gabiley.

Munaasibad oo ahayd mid sibalaadhan loo agaasimay ayaa waxaa kazoo qaybgalay masuuliyiin ka socday xisbiga kulmiye,maayarka magaalada gabiley, madaxdhaqameed iy qaybaha kala duwan ee beesha soo xulatay musharaxan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS