DAAWO;-Midowga Musharixiinta Somaliya Oo Ku Baaqay Banaan Baxyo Ka Dhan Madaxwayne Farmaajo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Midowga Musharixiinta Somaliya Oo Ku Baaqay Banaan Baxyo Ka Dhan Madaxwayne Farmaajo.
February 14, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Midowga musharxiinta somaliya oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay marnaba aqbalay mudo kordhin loo sameeyo farmaajo

Sidoo kle midowga musharixiinta somaliya ayaa ku baaqay mudo haraad ka dhan ah madaxwayne farmaajo in ay isugu soo baxaan shacabka magaalada muqdisho.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS