MUQDISHO(W,N)-Midowga musharxiinta somaliya oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay marnaba aqbalay mudo kordhin loo sameeyo farmaajo
Sidoo kle midowga musharixiinta somaliya ayaa ku baaqay mudo haraad ka dhan ah madaxwayne farmaajo in ay isugu soo baxaan shacabka magaalada muqdisho.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;