|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degay Gaadiid Tiro Badan.
February 25, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa lasoo degtay gaadiid kala duwan oo ka kooban 7gaadhi kuwaasi oo cusub iskuguna jira gaadiidka gurmadka caafimaadka iyo kuwo kale oo ay baahi wayn uqabtay dawlada hoose ee gabiley.
Sidoo kale dawlada hoose ayaa lasoo degtay cagafyo iyo gaadiidka qaada xashiishka.
Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka iyo xubno katirsan dawlada hoose ayaa ka hadlay gaadiidka ay lasoo degaan ka maamul ahaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaaradda Arrimaha Dibedda JSL Oo ka qeyb Gashay Shir Caalami ah Oo ay isku Yimaadeen Dalalka Barig... Daawo:Cuqaasha,Waxgaradka iyo Bulsho Waynta Ku Dhaqan Degmada Faraweyne Oo Taageeray Suldaanka Guud ... Wasiir Ku Xigeenka Amniga Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Dalabkii Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Ku Saabsanaa ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|