|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hoodo Garays Oo Ka Warbixisay Jidh Dil Iyo Xadhig Ay Kula Kaceen Ciidanka Booliska Somaliland + Dhaawacyada Ay Qabto!
February 21, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Saxafiyad Hoodo Garays oo ah gabadh Caanka Ah gayiga somalida ayaa ka warbixisay xadhig iyo jidh dil fool Xun oo ay ciidamada booliska Somaliland kula kaceen maalintii jimcihii iyada oo aan wax danbi ah faraha kula jirin. Sidoo kale Hoodo Garays ayaa siqiiro leh uga warantay sida ay askartu ugaraaceen iyada iyo hooyadeed oo markaa la socotay iyo dhaawacyada ay gaadhsiiyeen. HALKAN KA DAAWO HOODO GARAYS OO WARAMAYSA Related posts:Somaliland iyo Djibouti oo isku khilaafay Go’aanka Sababay Xuduudka Xidhan iyo Xidhiidhka Labada Wad... Ma Jirtaa Saaxada Siyaasada S/land Dano Siyaasadeed Oo Ay Wadaagaan Siyaasiyiinta Hanka Leh Ee Xisbi... Guddidii Wada Hadalada Ee Somaliland Umatalaysay Oo Noqday Kuwo is Casilay iyo Kuwo Ay Madaxweyne Si... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|