HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa dhaliilo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi oo uu sheegay in ay ku fashilantay waxyaabihii ay bulshada ubalan qaaday
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;