DAAWO;-Gudoomiyaha Baanka Jsl Oo Ka Hadlay Lacag Foojari Oo Dalka Soo Gashay Iyo Awaamiirta Ay Kasoo Saareen.
February 18, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Ibraahim baqdaadi oo ka hadlay lacago dollar oo foojari oo dalka soo galay isagoo sheegay in ay mamnuuceen isticmaalka 50$ oo ay cadeeyee in ay ubadan tahay lacagta foojariga ahi
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa shaaciyay in la fasaxay isticmaalka 50$ dollar oo ay hore ujoojiyeen islamarkaana ay dhamaan baananku isla qaateen in la isticmaalo. Sidoo kale gudoomiyaha baanka ayaa digniin udiray cida lagu qabto lacag been abuur ah amaba foojari ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/AptVL-AoaEA
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka ciidanka booliska somaliand Gen Faysal xiis ayaa faah faahin ka bixiyay lacago foojari ah oo ay ciidamada boolisku soo qabteen iyo tirada dadka lagu hayo. Sidoo kale afhayeenka ciidanka booliska ayaa fariin udiray bulshada Somaliland in ay uga digtoonaadaan lacagaha foojari ah. Dhanka ale ciidanka booliska ayaa gacanta kusoo…
Hargeysa (Wajaalenews) Sariflayaasha Magaalada Hargeysa iyo ganacsatada kale ee iibiya raashinka, ayaa ku jaho-wareersan qayb ka mid ah lacagta shilin Somaliland-ta ah oo la soo foojari-gareeyay. Lacagta Shilinka Somaliland ee la foojari-gareeyay isla-markaana suuqyada caasimadda lagu arkay ayaan cadadkeeda la ogeyn, laakiin sariflayaasha iyo ganacsatada kale ayaa dhibaato xooggan ku…