DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Shaaciyay Wakhtiga Iyo Goobta Lagu Aasayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Shaaciyay Wakhtiga Iyo Goobta Lagu Aasayo.
February 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada marxuum suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa shaaciyay wakhtiga la aasidoono iyo xabaalaha lagu aasayo iyadoo aas qaran loo samayn doono suldaankii guud ee beelaha Somaliland

HALANKA KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS